Qur’aanka Kariimka ah waxaa ku jirta ðĶðððŋðŪðąðąðŪ ðððŋðŋðķðķðŧðļðŪ ðēðē ðļððšðŪ ð·ðķðŋððž ðĶðððŋðŪðąðąðŪ ððððŋðļa! Waxa aan is-weydiiyay Sababta!, dabadeedna Suuradda Furriinka Qudheeda ayaan ka dhex helay sababtii aan raadinayay, si looga wada faa’iidaysto daraasadda; ayaan uga sameeyay qormadaan.
Qormada asalkeeda carabi ayaan ku qoray, lkn khulaaso kooban asalka nuxurka ka kala tegaynin ayaan af-soomali dib ugu qoray, si dadka af-soomaliga wax ku aqriya ay farriintu u gaarto.
Ugu horrayn; baahida ay isu qabaan labada jinsi ee aadanuhu -ragga iyo dumarku- waa mid eebbe ku beeray oo ay la dhashaan, haddaba; in ay isi soo jiitaan oo ay is raadsadaan kalana baahi gutaan uma baahna awood kale oo bannaanka ka timid in loo adeegsado.
ððŪðąðąðŪðŊðŪ; ððđðđðŪðĩ ððŪð ðŪ ðð ð·ðķðąðēðēððŪð ððððŋðļðŪ ððķ ðŊðŪðŪðĩðķðąðŪðŪð ðŪðŪðŧ ðđðžðžðīð ðīððąðŪðŧ ðūðŪðŪðŊ ððĩðŪðŋð°ðķ ðąðŪðŋðŋðž ðŪðĩ ðžðž ðŧðžðđðžððĩðŪ ðŪðŪðąðŪðŧðŪðĩðŪ ðĩðŪðđðķð ðīðēðđðķðŧðŪððŪ, sidaa aawadeedna Qur’aanku kama uusan aamusin guurka ee waxa uu u sameeyay ðð·ðēðēðąðžðžððķðŧ, ðĩðŪðŊ-ðŋðŪðŪð°, ðķððž ð ððūðððū ðŪðģðŪðŋ-ðąðĩðķðŧðŪð°ðđðē ðŪðĩ ðžðž ðšðŪðŋðļðŪ ðđðŪ ðķðđðŪðŪðđðķððž ðąðŪðšðŪðŪðŧðŪðą ðūðŪðŪðąðŪððŪ ðŧðžðđðžðđ ðģðŪðŋð ðŪðą ðķððž ðđðķðķðŊðŪðŪðŧ ðļð ðąðĩðķððŪðŧ.
In kastoo aanay Qur’aanka ku jirin Suurad lagu magacaabo suuradda guurka haddana Qur’aanku si wanaagsan ayuu uga hadlay ðķð-ðąðžðžðŋðŪððĩðŪðąðŪ, ðķð-ðąðžðžðŧðŪððĩðŪðąðŪ, ðķððļð-ðąðŪðŋðķðððŪ, ðķððđðŪ-ðąðēðīðķðððŪ, ðąðŪðŧ-ððŪðąðŪðŪðīðķðððŪ, ðķððž ðļðŪðđðŪ ðąðŪðŧðŊðŪððŧððŪ ðđðŪðšðšðŪðŪðŧðŪðĩðŪ ðķðŧððŪðŊðŪ, marka aad eegto sida Qur’aanku u nidaamiyay sharciyada, hab-raacyada, iyo xiriirrada nolosha lammaanaha; waxaa kuu muuqanaya qalbiyada laba qof oo in la kala furo ay adagtahay, hab-dhiska qoys in uu dumo aysan fududayn, iyo dhallaan liibaan iyo raynrayn ku indha qaadaya marka ay dhashaanba, kuwaasi oo labada waalid mid kastaa meel adag ugu jiro, oo aan dayacaad looga baqaynin, iyo ðđðŪðŊðŪðąðķðķ ððŪðŪðđðķðą ðūððąðĩðžðžðąðŪ ðžðž ðšðķðą ððŪðđðŊðŪðŪ ðīððąðŪððĩðŪðąðŪ ðļðŪðŪðđðķðŧððķðķððŪ ðð ð ðŪðŋðļðž ððŪðŪð·ðķðŊ ðąðķðķðŧðēðēðą, ðąðŪðąðŧðķðšðž, ðķððž ðšðķðą ðąðŪðŧðŪðððķ ðķðŧððŪðŊðŪ.
Suuradda ka hadlaysa Furriinku waa suuradda 65aad ee Qur’aanka kariimka ah, waxa ay ka koobantahay 12-aayadood, lixda hore waxa ay ka hadlayaan; arriimaha furriinka la xiriira, sida sababaha furriinka, axkaamtiisa sharciga ah, xuquuqaha ka dhalanaya furriinka, is-bedelka ku dhici doona wada-noolaanshihii labada qofood ee kala tegay, iyo kala-tag kadib waajibaadka iyo xuquuqaha sii socon doona iyo kuwa joogsan doona. Lixda aayadood ee danbe iyagu waxa ay ka hadlayaan sababaha ay bulshooyinku ku dumaan ilbaxnimadooduna ay ku baaba’do, waxa la gudboon bulshada si ay u ilaashato jiritaankeeda, iyo waxyaabaha mugti gelinaya aayaha bulshada oo ay tahay in aysan wax-garadka bulshadaasi ku eeganin.
Marka aan eegay hab-dharaandhirinta Suuraddaan -Suuradda Furriinka- ððŪð ðŪðŪ ðķðķðīðŪ ððžðž ðŊðŪð ðŪð ðķðŧ ðūðžðððļðŪ ðžðž ðąðĩðķððŧðŪðŪðąðŪ ðŪð ððŪðĩðŪð ððķðąðŪ ðļðŪðđðķððŪ ðēðē ðŪð ðŊððđððĩðŪðąð ðļð ðąðĩðķððŧðŪðŪðŧ ðļðŪðŋððž, bulshadu waa qoysas isu yimid, qof naf ahaan u caafimaad qaba, nolosha kaalin ku yeelan kara, bulsho wax la qabsan kara, karti wax-qabad la imaan kara, anshax-bulshana dhowri kara; waxa uu ka soo bixi karaa qoys dhisan!, Shakhsiyaad nuucaan ah oo mid kastaaba ka yimid qoys dhisan ayaana marka ay isu yimaadaan bulsho dhisan noqon kara, bulshada nuucaas ah ayaa mar kale samayn karta; Hal-abuur iyo ilbaxnimo, sidaa aawadeedna sugi karta mustaqbalkeeda iyo jiritaankeeda, samayn karta aqoon, noqon karta iskaashato, isla duuli karta, waxna isla daafacan karta. Marka qoysku dumo waxaa dayacma dhallaankii, natiijada ka dhalan karta dayacaaddaasina waxa ay gaari kartaa in dhallaankaas oo ay dhaleen hooyo iyo aabbe muslimiin ahi ay dhalan-rogmaan, sida: in ay gaaloobaan, meel-xun-fadhi noqdaan, maan-dooriye bartaan, dhaqan-xumo shaqo ka dhigtaan, … Kadibna ay mugdi nololeed galaan oo naftooda daayacaan, bulshadoodana ay la degaan oo dam ka siiyaan! Ama ugu yaraan dib u dhigaan.
Casharka ugu weyn ee ku jira Isku xirnaanta dhismaha qoyska iyo dhismaha bulshada; waa in dhismaha bulshada laga billaabaa dhismaha qoyska, la ogaadaa meeshii qoysku ku dumo in aanay bulsho ku dhisnaan karin, sidaa aawadeedna sal adag loo yeelaa aas-aaska qoyska, islamarkaana xeerar-adag loo dhigaa sidii qoyskii aas-aaskiisa la dhigay uu u sii dhisnaan lahaa!.
ððŪðđðļðŪ ðŪð ððŪðĩðŪð ðķðŧ ðđðŪðīðŪ ðŊðķðđðđðŪðŪðŊðž ðąðĩðķððšðŪðĩðŪ ðūðžðððļðŪ ððŪðŪ ðķðŧ ðđðŪ ðģðķðąðķððž ððŪðŋðŊðķððž ðķðđðŪðŪðđðķðŧðŪðððŪ ðŪðŧððĩðŪð ðŪ ðķððž ðąðĩðžððŋððžðžðŧðŪðŪðŧððŪ ð ðķðŋðķðķðŋðļðŪ ðļðŪ ðąðĩðēð ðēðēððŪ ðđðŪðŊðŪðąðŪ ð·ðķðŧððķ ðēðē ðŋðŪðīðīðŪ ðķððž ðąððšðŪðŋðļðŪ, ðđðŪ ðģððąððąðēðēððž ðīðððŋðļðŪ ðđððīððŧðŪ ððŪðīðđðēðēðđðž ðūðŪðŪðŊ ðð ðēðēðŊðŊðē ðŋðŪðŪðđðđðķ ðļðŪ ððŪðĩðŪð, ðđðŪðšðŪ-ððŪðŪðŊððŪðŪðŧ ðđðŪðīðŪ ðąðĩðķðīðž ðļðŪðđðŪ ðąðŪðŧðŊðŪððŧððŪ ðđðŪðšðšðŪðŪðŧðŪðĩðŪ, ð°ðēðēðŊ ðķððž ðģðžðžðđð ððšðž ðđðžðž ðŪðŋðļðž ðąðŪððŪð°ðŪðŪðąðąðŪ ðļðŪðŪðđðķðŧððŪ ðð ðūðžðģðļð ðļð ðđðēðēððŪðĩðŪð ðūðžðððļðŪ ððŪðŧ ðŪðŪðŊðŊðŪðŧðŧðķðšðž, ððŪðŧ ðĩðžðžððŪðŧðŧðķðšðž ðķððž ððŪðŧ ðąðĩðŪðđðđðŪðŪðŧðļð ðđðēðēððŪðĩðŪð ðšðķðąðąðķðķ ðŪð ðŧðžðūðžððŪðŊðŪ, ðąðĩðŪðŧðļðŪ ðļðŪðđðŪðŧðŪ ðŪðšðšðŪðŪðŧ ðķððž ððĩðŪðŋðŪðģ ðđðŪðīðŪ ðąðĩðķðīðž ð ðąððđ-ðūðŪðŪðąðŪððĩðŪðąðŪ ð°ððđðŪððððŪðąðŪ ðūðžðððļðŪ ððķ ðđðžðžðīðŪ ðŊðŪðŪðūððŪðąðž ðķðŧ ðð ðūðžðððļð ðąððšðž, ðđðŪðīðŪðŧðŪ ðĩðžðŋ ððŪðīðž ðąðĩðŪðšðšðŪðŪðŧ ðąðĩðŪðūðŪðšðšðŪðąðŪ ðąðĩðķðķðŋðŋðķ ðīðēðđðķðŧðŪððŪ ðąðŪððŪð°ðŪðŪðąðąðŪ ðūðžðððļðŪ ðķððž ðąððšðķððŪðŪðŧðļðķðķððŪ.
Dunida maanta aan ku noolnahay dagaalka ugu weyn waxa uu ka socdaa qoyska. Kuwa shaydaanka caabuda ee maanta dunida hoggaanka u hayaa; waxa ay doonayaan -iyaga oo shaydaan wakiil uga ah- in bulshooyinka caalamka ay dumiyaan oo raadka aadanaha ay tirtiraan, waddada ugu fudud ee ay u mari karaan duminta iyo dhalan-rogista aadanuhu waa in ay qoysaska baabi’iyaan, ððŪð ðŪ ðŪð ðŪðŊðððŋðēðēðŧ ðąðĩðŪðūðŪðšðšðž ðŪðąðļðŪððŧðŪððŪ ðķðŧ ðūðžðð ðđðŪ ðąðĩðķððž, ððŪð ðŪ ðŪð ðŪðąðļðēðēððēðēðŧ ðĩðŪðŊðŪðŊðļðķðķ ððĩðŪðŋð°ðķðīðŪ ðŪðĩðŪðŪ ðēðē ðđðŪðŊðŪðąðŪ ð·ðķðŧððķ ðŪð ðŊðŪðŪðĩðķðąðžðžðąðŪ ðļð ðļðŪðđðŪ ðīððąðŪðŧ ð·ðķðŋðēðēðŧ, ðąðĩðŪðŧðļðŪ ðļðŪðđðŧðŪ ðģððąððąðēðēððēðēðŧ ðĩðŪðŊ ðļðŪðððŪ ðžðž ððĩðŪðŋð°ðķ ðąðŪðŋðŋðž ðŪðĩ ðžðž ðđðŪðŊðŪðąðŪ ð·ðķðŧððķ ðŪð ðīðŪðđðšðž ðļð ððŪðšðŪððŧ ðļðŪðŋðŪðŪðŧ, ððŪð ðŪ ðŪð ððŪðšðēðēððēðēðŧ ððĩðŪðŋð°ðķððž ðĩðžðžð ð ðąðĩðķðīðŪððŪ ððððŋððŪðīðŪðđðŧðķðšðŪðąðŪ ðķðŧ ðð ðūðžðððļð ððķðķ ð·ðķðŋðķ ðļðŪðŋðž ððŪðŪðŊðŪ ðĩðŪðąðąðķðķ ðð ðąðĩðķððšðŪ ðē, ððŪð ðŪ ðŪð ðģðŪðŪðģðķððēðēðŧ ð ððūðððūðž ðķððļðŪ ðĩðžðŋðļðēðēðŧðŪððŪ ðđðŪðŊðŪðąðŪ ðūðžðģ ðēðē ðđðŪðšðšðŪðŪðŧðŪðĩðŪ ðŪðĩ, ððŪð ðŪ ðŪð ðąðĩðķðķðŋðŋðķ-ðīðēðđðķððēðēðŧ ððŪð ððŪðđðŊðŪ ðžðž ðģððąððąðŪððŧ ðļðŪðŋðŪ ðļðŪðđðŪ ððŪðīðīðŪ ðūðžðððļðŪ ðķððž ðļðŪðđðķ ðŧðžðžðđðŪðŪðŧððĩðķððŪðĩðŪ, ððŪð ðŪ ðŪð ðŊðŪðŪðĩðķððēðēðŧ ðūðŪðŪðŊ-ðŧðžðđðžðđðēðēðąððž ðķðŧ ðķðđðšðž ðđðŪ ðąðĩðŪðđðž ð°ððđðŪðð ðļðŪ ðąðĩðķðīðŪððŪ, ðąðŪðŊðŪðąðēðēðąðŧðŪ ððŪð ðŪ ðŪð ðļðēðēðŧðēðēðŧ ðģðŪðŋððŪðšðžðžððķðŧ ðđðžðžðīðŪ ðĩðžðŋððēðīðŪððž ðąðĩðŪðđðšðŪðąðŪ ðķððž ððŪðŋðŪðŧðļðŪ ðŪðŪðąðŪðŧðŪðĩðŪ, ððŪð ðŪ ðŪð ðūðķðķðšðž ð ððēðēðđðēðēðŧ ðļðŪðđðķ ðŧðžðžðđðŪðŪðŧððĩðķððŪðĩðŪ ðžðž ðąðĩðŪðūðŪðŪðđðž ðļð ðŊðķð ðķððŪðŪðŧ, ðąðŪðŊðŪðąðēðēðąðŧðŪ ððŪð ðŪ ðŪð ðūðŪðđðŪðŊ ðŊðķðđðŪðŪ-ðąðŪðšðķðķðŋ ðŪðĩ ðļðŪ ðąðĩðķðīððēðēðŧ ð°ðŪðŋðŋðððŋððķðķ ðŊðŪððđðŪðĩðąðŪ ðŪðĩðŪððą ðžðž ðūðžðð ðđðŪ’ðŪðŪðŧððŪ ðļð ððžðž ðŊðŪðŋðŊðŪðŪðŋðŪð, ðļðððž ðąðĩðķðđðđðŪðððķ ðļð ðąðĩðŪððĩðŪð, ðķððž ðļðððž ðūðžðððļðžðžðąðķðķ ðļðŪðđðŪ ððŪðīðēðēðŧ ðķðŧððŪðŊðŪ, ððīð ðąðŪðŧðŊðŪððŧðŧðŪ ððŪð ðŪ ðŪð ðąðžðžðŋðķððēðēðŧ ðąðžðžðūðķðķ ðŪðŪðąðŪðŧðŪðĩðŪ ðžðž ððŪð ðŪ ðŪð ðķð ðŊðŪðąðēðēðŧ ðąðŪðąðļðķðķ ðđðŪðŊðŪ ðķððļð ð·ðķðŧððķ ðŪðĩ, ðŧðķðŧ ðķððž ðŧðķðŧ, ðŧðŪðŪðī ðķððž ðŧðŪðŪðī, ðžðž ðķðŧððŪð ðļðŪðđðŪ ððķðķ ðīððąðŊðēðēðŧ ðŊðŪð ðŪðŪðąðŪðŧðķðĩðķðķ ðķððž ð ðŪððŪððŪðŪðŧðŧðŪðąðķðķ ðķððļð ðąðŪðŋðēðēðŧ, ðŧðķðŧ ðąðŪðšðēðēðŋ ðđðŪ ðŧðžðžðđ, ðŧðŪðŪðī ðąðŪðŪðŧððēðēðŋ ðđðŪ ðŧðžðžðđ! … ðððš.
Qabiilkeenna soomalidu; iyaga oo aan lahayn dowlad ayay muddo dheer soo ahaayeen bulsho awood leh, sababta ay bulsho dhisan u ahaayeen waxaa ugu weynayd in ay lahaayeen qoysas dhisan oo qoys walbaahi uu bulshada ku soo biiriyo qof zamanka uu noolyahay iyo bulshada uu markaa ku dhex noolyahay micna ka dhex leh oo kaalin qofnimo la dhex jooga. Maanta waxaa muuqata in qoyska soomaliyeed loo wado meeshii ay reer-galbeedku qoysaskoodii kaga soo hareen, taasina waxa ay halis gelinaysaa jiritaanka bulshada soomaaliyeed oo aan lahayn difaac kale marka laga reebo awooddooda bulshannimo. … Reer-galbeedku waxa ay leeyihiin dowlado dhisan, sidaa aawadeed markii ay waayeen qoys ilamaha sheegta; ilmihii waxaa sheegatay dowladda, abtirsigii dhiigga raaci jiray ee la oran jiray; Ina-hebel hebel; waxaa loo bedelay lambarka aqoonsiga muwaadinka (Identification card). Tolow soomaliya marka qoys la waayo; kolley dhalmo dhaafi mayaan oo dhillaysi baa lagu dhali doonaa carruurta e; yaa sheegan doona ilmaha baylahda ah? Illeen waa tanoo dowlad dad sheegan kartana ma hayno e.
Waxaa Qoray: Dr.Calawi.