Halkan ka daawo Sawiro hordhac ah oo ku saabsan weerarradii cagmarinta ahaa ee ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab saakay ku qaadeen kuna qabsadeen saldhigyada ciidamada dowladda Fadaraalka ku lahaayeen Degmada Aadan Yabaal ee gobalka Shabeellada Dhexe.