DEG-DEG: Xarakada Al-Shabaab oo Madaafiic ku Garaacay Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho.

25
0

Guutada madafiicda ee xarakada Alshabaab oo saaka madafiic culus ku garaacay xarunta Xalane.

Xalane ayaa ah taliska ugu wayn ee ciidamada shisheeye ay ku leeyihiin dalka Soomaaliya waxaana saaka ku hoobtay gudaha xarunta dhowr hoobiye.

Ciidamada xarakada Alshabaab ayaa laba jibaaray weerarada ay ku hayaan xarumaha dawladda fadaraalka iyo saldhigyada ay dalka kaga sugan yihiin ciidamada shisheeye, iyagoo weeraro noocan oo kale ah ku bartilmameedsaday xafiisyo amaankooda aad loo sugo oo ku yaalla xayndaabka xerada Xalane iyo qaar kamid ag gobolada dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here