Ku xigeenka hogaamiyihii hore ee Xisbullah Naciim Qasim ayaa sheegay, in kooxdiisu ay sii wadi doonto duqeymaha ay ku hayso Yahuudda ilaa inta ay xabad joojin ka dhacayso Qazza.
Inkastoo ay Yahuudda la kulmayso weeraro isdaba joog ah oo cirka iyo dhulka ah.
Mudooyinkii dambe ayaa waxaa Askarta Yahuudda ee uu Hogaamiyo waayeelka Naten yaahu, Weeraro ay kala kulmayaan dalalka kala ah; Ciraaq, Lubnaan, Muqaamada Falastiiniyiinta.