Qarax Xooggan oo lala Beegsaday kolanyo Kenyaati ah oo ku socdaalayay Gobalka Mandheera.

12
0

Malatariga Xarakada Mujaahidiintu Al-Shabaab ayaa maanta qarax la beegsadeen kolanyo Saliibiyiinta Kenya ah oo ku socdaalayay inta u dhaxeysa deegaanada Finow iyo Sheekh Barow ee hoostaga degmada Lafeey ee gobalka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga Kufaarta Kenya.

Qaraxa ayaa haleelay oo burburiyay gaari Taw ah, Waxaana goobta ku quur-baxay askartii Kenya ee la socotay gaariga Taw-ga ah ee qaraxa lagu burburiyay.

Ciidamada Al-Shabaab ee ka hawlgalo gobalka Mandheera ayaa dhawaanahan sii xoojiyay hawlgallada ay ku beegsanayaan ciidamada Kenyaatiga ah ee gumaysiga ku jooga halkaas. Si ay ugu hiiliyaan umadda Muslimka ah ee ku hoos jirta dulmiga dowladda Kenya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here