Sheekh Kabakutukade ayaa jeediyay kalmad uu kaga hadlay guulaha ay ciidamada xarakada mujahidiinta Al-Shabaab ka gaareen dagaalada ka socda gobalka Shabellada Dhexe.
Sheekhu wuxuu sidoo kale soo hadal qaaday fashilka Guurguurte ka haysta furimaha dagaalka, isagoo ugu baaqay beesha Abgal Cismaan inay ka hortagaan duulaanka qaawan ee uu Xasan baahane kusoo qaaday deeganada ay ku dhaqan yihiin.
Wuxuu sheekhu yiri “Xassan Gurguurte waxaa laga soo cayriyay Moqokori ee Abgaalow adinkuna Cadale ku dila”.
Kalmaha Sheekha oo Dhamaystiran halkan ka dhaqayso.