Dagaallo lagu Jabiyay Ciidamada Dowladda Fadaraalka oo ka Dhacay Duleedka Degmada Ruunirgood ee Shabeellada Dhexe.

6
0

Dagaallo lagu jabiyey ciidamada dowladda Fadaraalka ayaa maanta waxay ka dhaceen duleedka degmada Ruunirgood ee Shabeellada Dhexe.

Ciidamada dowladda Fadaraalka oo khasaaro xooggan  la gaarsiiyey ayaa markii ay jabeen waxay u carareen dhanka deegaanka “Nuur-dugle”

Xaalada degmada Ruunirgood ayaa dagan, waxaana si buuxda gacanta ugu haya ciidamada Mujaahidiinta oo ku sugan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here