Faahfaahino Dheeraad ah oo Laga Helayo Askartii iyo Saraakiishii Galabta Lagu Dilay Duleedka Abooreey ee Gobalka Hiiran.

29
0

Dagaalkii maanta oo cuslaa ayaa lagu dilay ku dhawaad 50 xubnood oo kawada tirsan ciidamada dawladda fadaraalka, kuwaas oo iskugu jira askar iyo saraakiil.

waxaa sidoo kale dagaalkan lagu dilay mid kamida askartii ilaalada gaarka ah u ahaa Taliye Odawa Yuusuff  Raagge.

Qaar kamida askarta iyo saraakiiisha magacyadooda la helay ayaa kala ahaa:

1- Asad Cismaan Afrax taliyihii ciidanka (Danab) ee Galmudug

2- Maxamad Cabdulle Jimcaalle Garabeey – Sarkaal maleeshiyaatka ridada

3- Xaashi Cali – Sarkaal NISA ka tirsan

4- Axmed Xasan Cosoble Sarkaal NISA ka tirsan

5- Ciise Axmed Cali Biyow Sarkaal maleeshiyaatka ridada ka tirsan

6- Cilmi Ibraahim Yuusuf (Garab dheere)

7- Maxamad Khaliif Sharlaawe.

8- Daahir oo ahaa Istaafkii gaarka ahaa ee Odawaa Yuusuf Raagge.

9- Diirow Xasan Fareey

10- Faarax Xuseen Makaraan (Maciye)

11- Muxuyadiin Sdexle Sarkaal maleeshiyaatka ridada ka tirsan

12- Cabdi Caga-taano

13- Gaabow Guurre Cawaale

14- Fahad Maxamad Cumar( Laba-daqiiqo)

15- Salaad Xusseen Guurre Xuurshow

16- Maxamad Cabdi Xaalle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here