Faahfaahin Dheeraad ah Oo Laga Helay Khasaaraha Askarta DF Kasoo Gaaray Duqeyn Ka Dhacday Sh/dhexe.

38
0

Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa khasaaraha askarta Dowladda Fedaraalka ku gaaray, Madaafiicdii lagu garaacay xerada Hiilweyne ee duleedka degmada Balcad.

Tirada dhimashada askarta DF ayaa gaartay 6 askari, halka dhaawacuna uu marayo 6 kale.

Sidoo kale waxaana intaa dheer oo uu burbur xooggan soo gaaray xerada la duqeeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here