Al-Kataa’ib oo Baahisay Qaybta 3-aad ee Taxanaha Filimkii la Magac Baxay: Dhagaraha Bangiga Adduunka Iyo Hay’adda IMF.

16
0

Mu’assasada Al-Kataa’ib garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sii daysay xalqada Saddaxaad ee filamkii xiisaha badnaa ee lagu soo bandhigayay hagardaamooyinka iyo dhagaraha Bangiga Adduunka Iyo Hay’adda IMF.

Xalqadan oo ah tii ugu danbaysay, cinwaankeedu yahay “Yaboohii Beenta ahaa Iyo hooggii laga dhaxlay” ayaa diiradda lagu saarayaa raadadka foosha xun ee Soomaaliya kasoo gaaray hindisaha hay’adda  IMF ee loogu talagay dalalka faqriga ah iyo sida barnaamijka dayn cafinta ah ee ay u dabaal degtay dowladda Fadaraalka uu isugu badalay haadamo iyo boholo lagu tuuray umadda Soomaaliyeed.

Halkan ka daawo siina faafi.

https://archive.gnews.to/s/kaRWDwTWpgzATqM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here