DEG-DEG: Malatariga Al-Shabaab oo Saaka Cagta Mariyay Dhamaan Fariisimaha ay Ciidamada DF ku Leeyihiin Aadan Yabaal.

11
0

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saaka weerarro cagmarin ah ku qaaday saldhigyadda ciidamada dowladda Fadaraalka  ay ku leeyihiin duleedka iyo gudaha magaalada Aadan Yabaal ee gobalka Shabeellada Dhexe.

Lasoco waxii kusoo kordha……..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here