Wararkii ugu dambeeyay ee nagasoo gaarayay furimaha dagaalka ee Shebellada dhexe ayaa sheegaya in saldhigyadii ciidamada dawladda fadaraalka ee saaka weerarka lagu qaaday ayaa haatan si buuxda gacanta ugusoo gashay militariga xarakada mujaahidiinta Al-Shabaab.
Saldhigyada la weeraray waxaa ku sugnaa ciidamo isku dhaf ah oo kawada tirsan kuwa dawladda fadaraalka, kuwaas oo maalmihii dambe lagusoo daabulayay si ay uga hortagaan gulufka ay ciidamada mujaahidiintu ku qaadeen saldhigyada iyo xarumaha ay df ku leedahay Labada Shabelle iyo hiiraan.
Wixii kusoo kordha waan usoo gudbin doonaan akhristayaasheena Inshallah.