Malatariga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo Si Buuxda Ula Wareegay Deegaanka Mubaax ee Hoostaga Degmada Moqokori ee Gobolka Hiiraan.

49
0

Malatariga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa goor dhawayd dagaal kula wareegay deggaanka Mubaax ee hoos-taga degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan.

Mujaahidiinta ayaa lagu soo warramayaa inay cagta mariyeen Ciidamadii dowladda Fadaraalka ee ku sugnaa deggaankaasi.

Waxaa hadda furin toos ah noqotay degmada Moqokori ee gobalkaasi, iyadoo ay dareemayaan qalqal xooggan ciidamada dowladda ee halkaasi ku sugan, sida ay tibaaxayaan ilo wareedyo aan helnay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here