Daawo Weerarkii Lagu Qaaday Ciidamada DF Ee Lagu Qabsaday Degmada Towfiiq [Masaajid Cali Guduud].

20
0

Mu’asasada Al-Kata’ib ayaa baahisay muuqaalka dagaalkii lagu qabsaday degmada masjid cali gaduud ee gobalka Shabellada dhexe, waxaa lagusoo bandhigay firxadka ciidamada dawladda oo isga baxaya guud ahaan deegaanka.

Waxaa sidoo kale muuqaalka lagu dawan karaa ciidamada mujaahidiinta oo si buuxda ula wareegay degaanka iyo nawaxigiisa, raayada tawxiidkana ka taagay kontaroolada magaalada.

Qaybaha dambe ee muuqaalka ayaa lagusoo daayay mid kamida maxaabiista oo baaq udiraya askarta dawladda fadaraalka, uguna baaqay inay iskagasoo baxaan safka ay ku jiraan.

Dawo muuqalka oo dhamaystiran.

https://archive.gnews.to/s/BqSzAcPjM5x4fx6

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here