Hawgallo kala Duwan oo ay Xalay Ciidamada Mujaahidiintu ka Fuliyeen Gobalka Shabellada Hoose.

20
0

Gobalka Shabeelada Hoose guutada madaafiicda ee xarakada mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar duqayn ah la beegsaday xero ciidan oo ku taalla deegaanka Arbacow ee duleedka magaalada Muqdisho.

Madaafiicda ayaa ku hoobtay gudaha xerada waxaana ku dhawacmay illaa 5 askari oo ka tirsan ciidamada dawladda fadaraalka, kuwaas oo 3 kamid ah ay yihiin kuwo garaab ah.

Isla Shabeelada hoose waxey ciidamada Mujaahidiintu xalay dagaal culus ku qaadeen xerada ciidamada Afrikaanta ee degmada Qoryooley.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here