DEG DEG: MALDIVES Oo Si Rasmi ah u Saxeexday Sharci Ka Dhan Ah Gumeystaha Yahuuda.

28
0

Madaxweynaha dalka Maldives ayaa ansixiyay qaraar ka soo baxay baarlamaanka dalkaas oo mamnuucaya in dadka sita baasaboorka gumeystaha Yahuuda ay soo galaan dalkaas.

Qaraarkan ka dhanka gumeystaha ee lagu Mamnuucay Israa’iiliyiinta Inay Soo Galaan wadanka Maldives ayaa qayb ka noqday guul darooyinka siyaasadeed ee la kulmayaan gumeystaha Yahuuda.

Xasuuqa ka socda magaalada Qaza ayaa si buuxda dhabarka ooga jabiyay gumeystaha Yahuuda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here