Taliska Millatariga ee Xarakada Al-Shabaab oo warsaxaafadeed kasoo saaray Madaafiicdii lagu garaacay Xarunta sirdoonka DF ee Muqdisho.

9
0

Warsaxaafadeed ka soo baxay ciidamada xarakada Al-Shabaab ayaa loga hadlay weerar madafiic ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Madaafiicda ayaa lagu garaacay xarunta sirdoonka dowlada fedaraalka ee magaalada Muqdisho.

Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here