Prof Maxamed Xaaji Ingiriis Oo Xasan Sheekh Ugu Baaqay In Uu Is-casilo.

41
0

Maxamed Xaaji Ingiriis oo kamid ah dadka wax ka qora siyaasadda Soomaaliya aayaa bartiisa X ku faafiyay faallo ku aadan jabka dowladda federaalka Soomaaliya kasoo gaaray dagaalkii Aadan-Yabaal.

Waxa uu oo soo jeediyay in madaxweyna Xasan Sheekh uu is-casilo kahor inta uusan dalka ka cararin asiga iyo qoyskiisa, sida ku dhacday madaxweynihii dowladii burburtay ee Afgaanistaan ninka lagu magacaabo Ashar Gaani.

Prof Ingiriis iyo siyaasiyiin kale oo mucaarad iyo muxaafid ku ah dowlada federaalka ayaa muujiyay jabka xooggan ee soo gaaray ciidamada dowlada federaalka iyo kuwa shisheeye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here