Vatican-ka Oo Sheegay in uu Dhintay Pope Francis.

23
0

Vatican-ka ayaa bayaan muuqaal ah uu shaaciyay maanta oo Isniintii ku sheegay geerida Pope Francis.

Pop Francis ayaa ahaa hogaamiyihii ugu horreeyay ee Latin America ee qabta Kaniisadda Katooliga.

Pope Francis ayaa ku dhintay da’da 88 jirka, ka dib markii uu la soo darsay xanuuno kala duwan mudo 12 sano ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here