DEG DEG: Ciidamada Dowlada Federaalka oo Isaga Firxaday Deegaano Muhiim ah oo Katirsan Gobolka Shabeelada Dhexe.

26
0

Ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya ayaa isaga firxaday deegaano dhowr ah oo katirsan gobolka Shabeelada Dhexe.

Deegaanada ee isaga bexeen ciidamada huwanta ah waxaa kamid ah deegaanka Nuur Dogli, Wargaadhi iyo Cadan-laxaay oo kawada tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. 

Deegaanka Wargaadhi ayaa ah deegaan istiraatiji ah, waxaana ku yaala garoon diyaaradeed ciidamada huwanta ah ay u isticmaali jireen duqeeymaha ka dhanka ah xarakada mujaahidiinta Alshabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here