Ciidamada Shisheeye ee Uganda oo Lagu Weeraray Deegaan Kamid ah Shabeelada Hoose.

36
0

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka howlgala gobolka Shabeelada Hoose oo weerar ka fuliyay deegaan kamid ah gobolkaas.

Militeriga xarakada Alshabaab ayaa weerar ku qaaday, ciidamada shisheeye ee Uganda ee saldhigga ku leh, degaanka Ambareeso oo hoostaga degmada Baraawe ee gobolka Sh.Hoose.

Xerada dagaalka lagu qaaday ayaa ku taalla dhanka wadada aadda degaanka Buur-Colow oo isna hoostaga Baraawe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here