Ciidamada Dowlada Federaalka oo Lagu Qarxiyay Magaalada Moqdisho.

9
0

Guutada qaraxyada ee xarakada mujaahidiinta Al-Shabaab waxay qarax la beegsadeen, askar katirsan Dowladda Fedaraalka Soomaaliya.

Ciidamada la qarxiyay ayaa ku sugnaa xaafadda Siisii ee degmada Dayniile oo katirsan magaalada Muqdisho.

Inta la xaqiijiyay 1 askari ayaa dowladda fedaraalka looga dilay qaraxaan halka lagu dhaawacay mid kale oo ay xaaladiisu culus tahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here