Daawo Fariin ka Socota Maxbuuskii Shanaad oo ka Mid ah Maxaabiistii lagu Qabtay Dagaalkii Masaajid Cali Guduud.

11
0

Muuq-baahiyaha Al-kataa’ib ayaa biihiyay maxbuuskii Shanaad oo kamida maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii ka dhacay degmada Towfiiq (Masaajid Cali Gaduud) ee gobalka Sh-dhexe.

Askarigaan oo lagu magacaabo Karaar Maxamed Aadan ayaa sheegay, inuu ciidamada dowladda Fadaraalka uu ku biiray 2019, isagoo baaq dheer ku diray inaan lala dagaalami karin diinta Islaamka.

Si kastaba ha ahaatee Al-kataa’ib Al-Ikhbaariyah ayaa maalmahaan baahinaysay fariimo ay dirayeen maxaabiistii lagu qabtay daagaalkii ciidamada dowladda looga itaal roonaaday ee ka dhacay degmada Masaajid Cali Gaduud, maxbuuskaan ayaana noqonayaa kii Shanaad oo fariiin dira.

Linkigaan hoose ka daawo muuqaalka maxbuuska.

https://archive.gnews.to/s/xjFjetWJxc9X59d

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here