Malatariga Al-Shabaab oo la Wareegaya Deegaanka Yasooman ee Gobalka Hiiraan. [Muqaal]

42
0

Mu’assada Al-Kataa’ib ayaa saacadihii lasoo dhaafay baahisay muuqaalk ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo la wareegaya deegaanka Yasooman ee gobalka Hiiraan iyo buurta deegaankaas.

Waxaa ku daawankartaa muuqaalka ciidamada Mujaahidiinta oo u maxaadaraynayo qaar kamida dad safarayda ee haalkaasi lagu dhibaatayn jiray markii ay joogeen ciidamada dowladda Fadaralka.

Linkigaan hoose Ka Daawo Muuqaalka Siina Faafi.

https://archive.gnews.to/s/yQrbNHmAoaaR5Yc

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here