Weerar Lagu Qaaday Askarta Dowladda Fedaraalka Soomaaliya Ee Ku Sugan Gobolka Gedo.

45
0

Ciidamad Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka howlgala gobolka Gedo oo weerar ku qaaday askarta dowlada federaalka Soomaaliya.

Milliteriga xarakada mujaahidiinta Alshabaab ayaa weerar xooggan ku qaaday xerada WFP oo ay ku sugan yihiin ciidamada dowladda fedaraalka ee degmada Garbahaarreey ee gobolka Gedo.

Faahfaahin lagama helin khasaaraha ka dhashay weerarka lagu qaaday askarta dowladda fedaraalka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here