Gumeystaha Yahuuda Oo Qirtay In Askar Looga Dilay Magaalada Qaza.

66
0

Ciidamada gumeystaha Yahuuda oo qirtay in laga dilay qaar kamid ah askartooda ka dagaalamaya gudaha marinka Qaza. 

 Gumeystaha ayaa qirtay ugu yaraan dilka laba askari oo lagu kala magacaabo Noam Ravid iyo Yehli Sharur.

Sidoo kale waxaa jira dhaawac halis ah oo soo gaaray askari kale, kadib qarax lala eegtay nafaq ku yaala Rafax ee koonfurta marinka Qaza.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here