Al-kataa’ib oo Baahisay Muuqaalka Dagaal Dhawaan ka Dhacay Duleedka Deegaanka Sabiid ee Shabeellada Hoose.

22
0

Kataa’ib Al-khbaariyah ayaa maanta soo saartay Muuqaalka muujinayaa Jabkii ay ciidamada dowladda Fadaraalka Kala Kulmeen  weeraradii ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kala hortageen duleedka deegaanka Sabiid ee Shabeellada Hoose.

Muqaalkan ayaa lagu daawan karaa ciidamada dowladda Fadaraalka oo aad u bilqan goobta ay dirirtu ka dhacday, oo ah meel hawd ah oo uu cawsku  ku badan yahay.

Halka gaba-gabada muuqaalka lagu daawan kara hubkii ay Al-Shabaab kasoo furatay ciidamada dowladda Fadaraalka, kaas oo u badnaa quryaha fudud, sida AK47.

Linkigaan hoose ka daawo muuqaalka.

https://archive.gnews.to/s/QzdtMRyNYmsbscF

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here