Qarax Ka Dhacay Magaalada Moqdisho Oo Lagu Dilay Askar Katirsan Dowladda Fedaraalka.

55
0

Guutada qaraxyada ee xarakada mujaahidiinta Al-Shabaab oo qarax xooggan la beegsaday askar katirsan dowladda fedaraalka Soomaaliya.

Askarta la beegsaday ayaa ahaa kuwa loo yaqaanno Boolis Militaaro oo ku sugnaa degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.

Sida la xaqiijiyay waxaa qaraxaasi lagu dilay 5 askari halka lagu dhaawacay 5 kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here