Askar Itoobiyaan ah oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Qarax Lagula eegtay Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay.

23
0

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa maanta Qarax xooggan la eegtay askarta xabashida Itoobiya ee duulaanka ku joogta magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ee Koonfurta Soomaaliya.

Qaraxaan oo si gaar ah uga dhacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Baydhabo ayaa  lala beegsaday ciidamo katirsan kuwa Itoobiya, xogaha horudhaca ah ayaana tibaaxaya, in qaraxaas ay ku nafwaayeen 3 askari oo Itoobiyaan ah, halka ay ku dhaawacmeen 4 kale.

Ma ahan markii ugu horaysay, oo ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab qaraxyo la eegtaan askarta xabashida ee duulaanka ku jooga magaalada Baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here