Xarakada Alshabaab Oo Sarkaal ku Dilay Gobolka Shabeelada Dhexe.

69
0

Ciidamada sirdoonka xarakada Alshabaab oo howlgal gaar ah xalay ka fuliyay magaalada Jawhar ee xarunta gobolka Sh.Dhexe.

Howlgalka ayaa lagu dilay sarkaal lagu magacaabi jiray Maxamed Gaalib oo katirsan maamulka Hirshabeelle.

Xarakada Alshabaab ayaa howlgalo culus kawada inta badan gobolada dalka gaar ahaan Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here