DEG-DEG: Malatariga Al-Shabaab oo Diyaarad Dagaal Kusoo Riday Gobalka Sh-dhexe.

11
0

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa waxa ay galabta diyaarad Helicopter ah kusoo rideen deegaanka Xaawaadley ee gobalka Sh-dhexe.

Kadib markii ay si buuxda ula wareegeen deegaankaas oo ay isaga firxadeen ciidanka Shisheeye ee Burundi iyo kuwa Dowladda Fedaraalka.

Diyaaradaan ayaa doonaysay inay dhibaatayso dad rayidka ah ee ku dhaqan deegaankaas, balse mujaahidiinta ayaa ka hortagay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here