Sida Maanta Looga Ciiday Degmada Saakow ee Jubada Dhexe. (Sawirro)

16
0

Degmada Saakow ayaa maanta si heersare ah looga xusay munaasabadda ciidul Adxaa mubaarak ee sanadkan 1446 H.

Dad aad u farabadan ayaana labada rakacadood ee ciidda ku oogay fagaare wayn oo ku yaalla magaaladaasi.

Halkaan ka degso sawirrada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here