DEG DEG: Al-Kataa’ib oo Baahisay Muuqaalka Dagaalkii ka Dhacay Deegaanka Wargaadhi ee Sh/Dhexe.

20
0

Al-Kataa’ib Al-ikbaariyah ayaa saacadihii lasoo dhaafay baahisay filim lagu soo bandhigaya sida uu u dhacay dagaalkii ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku qaadeen Saldhigga ciidamada dowladda Fadaraalka ee deegaanka Wargaadhi  Ee Shabeellada Dhexe.

Muuqaalkan oo ku baxayaa labada luqadood ee Carabiga iyo Soomaaliga ayaa qaybihiisa hore  lagu soo sardinayaa wax kamida gumaadka iyo xasuuqa ay ehelkeenna reer Falastiin kala kulmayaan Yahuudda xaaqidiinta ah ee gumaysiga ku haysato dhulkooda.

Halka qaybaha danbe ee filimku uu si itus iyo itaabsii ah uu u soo bandhigayo weerarkii  ay millatariga Al-Shabaab ku qaadeen Deegaanka Wargaadhi  Ee Shabeellada Dhexe, kaas oo dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen askar badan oo ka tirsanayd ciidamada dowladda Fadaraalka.

Linkigaan hoose ka daawo muuqaalka siina faafi.

https://archive.gnews.to/s/Kqf9y2QHqNczBMY

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here