Weerar Cag-marin ah oo Goor Dhawayd Lagu Qaaday Saldhigyada Ciidamada DF ee Degmada Moqokori.

11
0

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa goordhow weerar cagmarin ah ku qaaday saldhigyada ciidamada dowladda Fadaraalka ee degmada Moqokori ee bariga wilaayada Hiiraan.

Dagaal culus ayaana socda, waxii soo kordha dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa insha Allaah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here