Ciidamada Shisheeye oo Lagu Weeraray Gobolka Shabeelada Hoose.

33
0

Ciidamada militariga xarakada Alshabaab ayaa maanta weerar jid-gal ah u dhigay kolanyo ka tirsan ciidamada shisheeye.

Shisheeyaha weerarka la kulmay ayaa ku socdaalayay inta u djhaxeysa deegaanada Danow iyo Golweyn ee gobolka Shabeelada hoose.

Ciidamada shisheeye ee ku sugan dalka Soomaaliya ayaa si joogta waxay ula kulmaan weeraro culus oo kaga imaanaya dhanka Alshabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here