Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo Jab Culus Lagu Gaarsiisay Shabeellada Dhexe.

59
0

Shabeellada Dhexe:

Ciidamada Xarakada Alshabaab ayaa maanta weerar xooggan ku qaaday fariisin ciidamada DF ay ku leeyihiin inta u dhaxeeysa deegaanada Qalimow iyo Xawaadley oo ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe.

Weerarka oo ahaa mid aad u culus ayaa ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya lagu gaarsiyay jab aad u xooggan.

Inta la xaqiijiyay waxaa weeraraka ka dhashay khasaare xooggan oo soo gaaray ciidamada dowlada federaal Soomaaliya:

– Dhimashada waa 5 askari.

– Dhaawaca waa 6 kale.

Weearkan ayaa ku soo aaday xilli ciidamada Alshabaab ay saacadihii la soo dhaafay howlgallo militari ka fuliyeen qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here