Sifaadka Yuhuuda ee Quraanka Kariimka lagu sheegay.

42
0

Yuhuuda waxa loo nisbeeyaa ninka lagu magacaabi jiray  Yahuudaa, oo ka mid ahaa labo iyo tobankii wiil ee  Nabi Yacquub (calayhi salaam) uu dhalay,  Ka dib ereyga (Yuhuud) waxaa lagu magacaabi jiray qof kasta oo sheeganaya diinta Yuhuudda.

Yahuudda waxaa kale oo loo yaqaanaa reer banii Israa’iil, haatan kayaanka Yahuudda ee gumaysanaya Falastiin waxa ay isku magacaabeen Israa’iil, waana khalad aad uwayn oo dadka intiisa badan aysan ku baraarugsaneen, sababtoo ah Israa’iil waa magac Nabi oo Allah uu ku sheegay Quraanka Kariimka, waana Nabi Yacquub (calayhi salaam), balse Yahuudda magacooda saxda ah waa reer banii Israa’iil.

Inta badan Qur’aanka markuu ka hadlaya Yahuudda wuxuu adeegsadaa labada magac ee kala ah:  reer banii Israa’iil iyo Ahlu kitaab magaca danba waxaa la wadaaga Nasaarada oo ah kirishtan,  walow mararka qaar uu qur’aanka adeegsaday magaca yahuudda.

Yahuudda inbadan ayuu Allaah (swt) kaga hadlay Kitaabka Quraanka Kariimka, maxaa yeelay waxay ahaayeen niman aad udhibadan, waxaana laga soo saaray dhaxdooda Anbiya aad ubadan, balse qaar kamid ah way laayeen oo ay kamid yihiin Nabi Zakariya iyo Nabi yaxya,  Allaah (swt) ayaa u carooday Yahuudda qaybtii ka santaagtay xaqa, wuuna lacnaday.

Yahuudda ayaa ah cadawga koowaad ee Islaamka, iyagoo og inuu Nabi Maxamad  (naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaatee) yahay Rasuul xaq ah oo Allah soo diray, ayeey hadana rumayn waayeen Xaasadnimo daraadeed, marka laga soo tago inyar oo rumaysay oo uu kamid yahay  C/Laahi binu Salaam.

Balse hadafkeenna ayaa ah in aan sheegno, qaar kamid ah Sifooyin xun oo ay Yuhuuddu leedahay oo uu Allaah  ku sheegay Qur’aanka kariimka, waxaana kamid ah:

1: Hurinta colaad ka dhanka ah muslimiinta.

2:. Beenta, khiyaanada, dhagarta,  Burinta  axdiyada iyo ballamaha.

3: inaysan u hogaansamin awaamirta Allah.

4: Allah (swt) inay aflagaadeeyaan.

5: Inay waddada Allah (swt)  ka jeedsadeen.

6: Dilka nabiyada calayhimu salaam.

7: In dadka lagu xad-gudbo, xoolahoodana  si sharci-darra ah lagu cuno, Allaahna lagu caasiyo.

8: Qarinta  cilmiga.

9: Xaasadnimo, fasaadinta dhulka, faafinta xumaanta, dhimashada oo laga carara iyo fulaynimo.

10: Bakhaylnimo iyo dullinimo.

11: Nacaybka Muslimiinta iyo inay dhagar joogta ah  umaleegaan.

12:  waxaa kale oo uu Qur’aanka ku tilmaamay Yahuudda inay yihiin Daanyeero iyo Doofaaro.

Ugudanbaytii Yahuudda waa tan ehelkeenna reer Qaza xasuuqaysa, waana cadaw shartooda axadna uusan ka badbaadin, illaa ay Allaah aflagaadeeyeen, waana inta ugu sharta badan intuu Allaah abuuray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here