Askariga ka tirsan ciidanka gumeysiga Yahuuda ayaa gacantiisa isku dilay.
Askariga is dilay ayaa lagu magacaaba Santiago Ovadia, asagao isdilay ka dib markii uu ka soo laabtay dagaallada ka socda Marinka Qaza.
Ciidamada gumeysiga Yahuuda ayaa wajahaya xanuuno dhanka dhimirka ah oo ay ka soo qaadeen dagaalka ka socda magaalada Qaza.