Qur’aanka Kariimka ah waxaa ku jirta ๐ฆ๐๐๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐๐ฟ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐ธ๐๐บ๐ฎ ๐ท๐ถ๐ฟ๐๐ผ ๐ฆ๐๐๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐๐๐ฟ๐ธa! Waxa aan is-weydiiyay Sababta!, dabadeedna Suuradda Furriinka Qudheeda ayaan ka dhex helay sababtii aan raadinayay, si looga wada faa’iidaysto daraasadda; ayaan uga sameeyay qormadaan.
Qormada asalkeeda carabi ayaan ku qoray, lkn khulaaso kooban asalka nuxurka ka kala tegaynin ayaan af-soomali dib ugu qoray, si dadka af-soomaliga wax ku aqriya ay farriintu u gaarto.
Ugu horrayn; baahida ay isu qabaan labada jinsi ee aadanuhu -ragga iyo dumarku- waa mid eebbe ku beeray oo ay la dhashaan, haddaba; in ay isi soo jiitaan oo ay is raadsadaan kalana baahi gutaan uma baahna awood kale oo bannaanka ka timid in loo adeegsado.
๐๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ๐ฏ๐ฎ; ๐๐น๐น๐ฎ๐ต ๐๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐ ๐ท๐ถ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐๐ฎ๐ ๐๐๐๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐๐ถ ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐น๐ผ๐ผ๐ด๐ ๐ด๐๐ฑ๐ฎ๐ป ๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฏ ๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฐ๐ถ ๐ฑ๐ฎ๐ฟ๐ฟ๐ผ ๐ฎ๐ต ๐ผ๐ผ ๐ป๐ผ๐น๐ผ๐๐ต๐ฎ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ต๐ฎ๐น๐ถ๐ ๐ด๐ฒ๐น๐ถ๐ป๐ฎ๐๐ฎ, sidaa aawadeedna Qur’aanku kama uusan aamusin guurka ee waxa uu u sameeyay ๐๐ท๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป, ๐ต๐ฎ๐ฏ-๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ฐ, ๐ถ๐๐ผ ๐ ๐๐พ๐๐๐พ ๐ฎ๐ณ๐ฎ๐ฟ-๐ฑ๐ต๐ถ๐ป๐ฎ๐ฐ๐น๐ฒ ๐ฎ๐ต ๐ผ๐ผ ๐บ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐น๐ฎ ๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ผ ๐ฑ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฑ ๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐๐ฎ ๐ป๐ผ๐น๐ผ๐น ๐ณ๐ฎ๐ฟ๐ ๐ฎ๐ฑ ๐ถ๐๐ผ ๐น๐ถ๐ถ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ธ๐ ๐ฑ๐ต๐ถ๐๐ฎ๐ป.
In kastoo aanay Qur’aanka ku jirin Suurad lagu magacaabo suuradda guurka haddana Qur’aanku si wanaagsan ayuu uga hadlay ๐ถ๐-๐ฑ๐ผ๐ผ๐ฟ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ, ๐ถ๐-๐ฑ๐ผ๐ผ๐ป๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ, ๐ถ๐๐ธ๐-๐ฑ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐๐๐ฎ, ๐ถ๐๐น๐ฎ-๐ฑ๐ฒ๐ด๐ถ๐๐๐ฎ, ๐ฑ๐ฎ๐ป-๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ด๐ถ๐๐๐ฎ, ๐ถ๐๐ผ ๐ธ๐ฎ๐น๐ฎ ๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฏ๐ฎ๐๐ป๐๐ฎ ๐น๐ฎ๐บ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ถ๐ป๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ, marka aad eegto sida Qur’aanku u nidaamiyay sharciyada, hab-raacyada, iyo xiriirrada nolosha lammaanaha; waxaa kuu muuqanaya qalbiyada laba qof oo in la kala furo ay adagtahay, hab-dhiska qoys in uu dumo aysan fududayn, iyo dhallaan liibaan iyo raynrayn ku indha qaadaya marka ay dhashaanba, kuwaasi oo labada waalid mid kastaa meel adag ugu jiro, oo aan dayacaad looga baqaynin, iyo ๐น๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ฑ ๐พ๐๐ฑ๐ต๐ผ๐ผ๐ฑ๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐บ๐ถ๐ฑ ๐๐ฎ๐น๐ฏ๐ฎ๐ฎ ๐ด๐๐ฑ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐๐ถ๐ถ๐๐ฎ ๐๐ ๐ ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ผ ๐๐ฎ๐ฎ๐ท๐ถ๐ฏ ๐ฑ๐ถ๐ถ๐ป๐ฒ๐ฒ๐ฑ, ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ป๐ถ๐บ๐ผ, ๐ถ๐๐ผ ๐บ๐ถ๐ฑ ๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฎ๐๐๐ถ ๐ถ๐ป๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ.
Suuradda ka hadlaysa Furriinku waa suuradda 65aad ee Qur’aanka kariimka ah, waxa ay ka koobantahay 12-aayadood, lixda hore waxa ay ka hadlayaan; arriimaha furriinka la xiriira, sida sababaha furriinka, axkaamtiisa sharciga ah, xuquuqaha ka dhalanaya furriinka, is-bedelka ku dhici doona wada-noolaanshihii labada qofood ee kala tegay, iyo kala-tag kadib waajibaadka iyo xuquuqaha sii socon doona iyo kuwa joogsan doona. Lixda aayadood ee danbe iyagu waxa ay ka hadlayaan sababaha ay bulshooyinku ku dumaan ilbaxnimadooduna ay ku baaba’do, waxa la gudboon bulshada si ay u ilaashato jiritaankeeda, iyo waxyaabaha mugti gelinaya aayaha bulshada oo ay tahay in aysan wax-garadka bulshadaasi ku eeganin.
Marka aan eegay hab-dharaandhirinta Suuraddaan -Suuradda Furriinka- ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฎ ๐ถ๐ถ๐ด๐ฎ ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ฎ๐ ๐ฎ๐ ๐ถ๐ป ๐พ๐ผ๐๐๐ธ๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐ฑ๐ต๐ถ๐๐ป๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐ ๐๐ถ๐ฑ๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐ฎ๐ ๐ฏ๐๐น๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ ๐ธ๐ ๐ฑ๐ต๐ถ๐๐ป๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐๐ผ, bulshadu waa qoysas isu yimid, qof naf ahaan u caafimaad qaba, nolosha kaalin ku yeelan kara, bulsho wax la qabsan kara, karti wax-qabad la imaan kara, anshax-bulshana dhowri kara; waxa uu ka soo bixi karaa qoys dhisan!, Shakhsiyaad nuucaan ah oo mid kastaaba ka yimid qoys dhisan ayaana marka ay isu yimaadaan bulsho dhisan noqon kara, bulshada nuucaas ah ayaa mar kale samayn karta; Hal-abuur iyo ilbaxnimo, sidaa aawadeedna sugi karta mustaqbalkeeda iyo jiritaankeeda, samayn karta aqoon, noqon karta iskaashato, isla duuli karta, waxna isla daafacan karta. Marka qoysku dumo waxaa dayacma dhallaankii, natiijada ka dhalan karta dayacaaddaasina waxa ay gaari kartaa in dhallaankaas oo ay dhaleen hooyo iyo aabbe muslimiin ahi ay dhalan-rogmaan, sida: in ay gaaloobaan, meel-xun-fadhi noqdaan, maan-dooriye bartaan, dhaqan-xumo shaqo ka dhigtaan, … Kadibna ay mugdi nololeed galaan oo naftooda daayacaan, bulshadoodana ay la degaan oo dam ka siiyaan! Ama ugu yaraan dib u dhigaan.
Casharka ugu weyn ee ku jira Isku xirnaanta dhismaha qoyska iyo dhismaha bulshada; waa in dhismaha bulshada laga billaabaa dhismaha qoyska, la ogaadaa meeshii qoysku ku dumo in aanay bulsho ku dhisnaan karin, sidaa aawadeedna sal adag loo yeelaa aas-aaska qoyska, islamarkaana xeerar-adag loo dhigaa sidii qoyskii aas-aaskiisa la dhigay uu u sii dhisnaan lahaa!.
๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐ ๐ถ๐ป ๐น๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ฏ๐ถ๐น๐น๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ผ ๐ฑ๐ต๐ถ๐๐บ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐พ๐ผ๐๐๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ ๐ถ๐ป ๐น๐ฎ ๐ณ๐ถ๐ฑ๐ถ๐๐ผ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฏ๐ถ๐๐ผ ๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐ฎ๐๐๐ฎ ๐ฎ๐ป๐๐ต๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ฑ๐ต๐ผ๐๐ฟ๐๐ผ๐ผ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ ๐ ๐ถ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ธ๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ฒ๐ ๐ฒ๐ฒ๐๐ฎ ๐น๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ท๐ถ๐ป๐๐ถ ๐ฒ๐ฒ ๐ฟ๐ฎ๐ด๐ด๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ฑ๐๐บ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฎ, ๐น๐ฎ ๐ณ๐๐ฑ๐๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐๐ผ ๐ด๐๐๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐น๐๐ด๐๐ป๐ฎ ๐๐ฎ๐ด๐น๐ฒ๐ฒ๐น๐ผ ๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฏ ๐๐ ๐ฒ๐ฒ๐ฏ๐ฏ๐ฒ ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐น๐น๐ถ ๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐, ๐น๐ฎ๐บ๐ฎ-๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐๐ฎ๐ฎ๐ป ๐น๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ถ๐ด๐ผ ๐ธ๐ฎ๐น๐ฎ ๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฏ๐ฎ๐๐ป๐๐ฎ ๐น๐ฎ๐บ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ, ๐ฐ๐ฒ๐ฒ๐ฏ ๐ถ๐๐ผ ๐ณ๐ผ๐ผ๐น๐ ๐๐บ๐ผ ๐น๐ผ๐ผ ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ผ ๐ฑ๐ฎ๐๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐ฎ๐น๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐๐ ๐พ๐ผ๐ณ๐ธ๐ ๐ธ๐ ๐น๐ฒ๐ฒ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐ ๐พ๐ผ๐๐๐ธ๐ฎ ๐๐ฎ๐ป ๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ฏ๐ฎ๐ป๐ป๐ถ๐บ๐ผ, ๐๐ฎ๐ป ๐ต๐ผ๐ผ๐๐ฎ๐ป๐ป๐ถ๐บ๐ผ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ฎ๐ป ๐ฑ๐ต๐ฎ๐น๐น๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ ๐น๐ฒ๐ฒ๐๐ฎ๐ต๐ฎ๐ ๐บ๐ถ๐ฑ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ฎ๐ ๐ป๐ผ๐พ๐ผ๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ, ๐ฑ๐ต๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐น๐ฎ๐ป๐ฎ ๐ฎ๐บ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ถ๐๐ผ ๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ณ ๐น๐ฎ๐ด๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ถ๐ด๐ผ ๐ ๐ฑ๐๐น-๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฐ๐๐น๐ฎ๐๐๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐พ๐ผ๐๐๐ธ๐ฎ ๐๐ถ ๐น๐ผ๐ผ๐ด๐ฎ ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐พ๐๐ฎ๐ฑ๐ผ ๐ถ๐ป ๐๐ ๐พ๐ผ๐๐๐ธ๐ ๐ฑ๐๐บ๐ผ, ๐น๐ฎ๐ด๐ฎ๐ป๐ฎ ๐ต๐ผ๐ฟ ๐๐ฎ๐ด๐ผ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐บ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ฑ๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐บ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ถ๐ถ๐ฟ๐ฟ๐ถ ๐ด๐ฒ๐น๐ถ๐ป๐ฎ๐๐ฎ ๐ฑ๐ฎ๐๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐พ๐ผ๐๐๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ฑ๐๐บ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ถ๐ถ๐๐ฎ.
Dunida maanta aan ku noolnahay dagaalka ugu weyn waxa uu ka socdaa qoyska. Kuwa shaydaanka caabuda ee maanta dunida hoggaanka u hayaa; waxa ay doonayaan -iyaga oo shaydaan wakiil uga ah- in bulshooyinka caalamka ay dumiyaan oo raadka aadanaha ay tirtiraan, waddada ugu fudud ee ay u mari karaan duminta iyo dhalan-rogista aadanuhu waa in ay qoysaska baabi’iyaan, ๐๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฏ๐๐๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐ป ๐ฑ๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐บ๐บ๐ผ ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ๐๐ป๐ฎ๐๐ฎ ๐ถ๐ป ๐พ๐ผ๐๐ ๐น๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ถ๐๐ผ, ๐๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฒ๐ฒ๐๐ฒ๐ฒ๐ป ๐ต๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฏ๐ธ๐ถ๐ถ ๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฐ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ ๐ฒ๐ฒ ๐น๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ท๐ถ๐ป๐๐ถ ๐ฎ๐ ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ฑ๐ฎ ๐ธ๐ ๐ธ๐ฎ๐น๐ฎ ๐ด๐๐ฑ๐ฎ๐ป ๐ท๐ถ๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐ป, ๐ฑ๐ต๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐น๐ป๐ฎ ๐ณ๐๐ฑ๐๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐๐ฒ๐ฒ๐ป ๐ต๐ฎ๐ฏ ๐ธ๐ฎ๐๐๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฐ๐ถ ๐ฑ๐ฎ๐ฟ๐ฟ๐ผ ๐ฎ๐ต ๐ผ๐ผ ๐น๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ท๐ถ๐ป๐๐ถ ๐ฎ๐ ๐ด๐ฎ๐น๐บ๐ผ ๐ธ๐ ๐๐ฎ๐บ๐ฎ๐๐ป ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ฎ๐ป, ๐๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฒ๐๐ฒ๐ฒ๐ป ๐๐ต๐ฎ๐ฟ๐ฐ๐ถ๐๐ผ ๐ต๐ผ๐ผ๐ ๐ ๐ฑ๐ต๐ถ๐ด๐ฎ๐๐ฎ ๐๐๐๐ฟ๐๐ฎ๐ด๐ฎ๐น๐ป๐ถ๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ถ๐ป ๐๐ ๐พ๐ผ๐๐๐ธ๐ ๐๐ถ๐ถ ๐ท๐ถ๐ฟ๐ถ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ผ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฏ๐ฎ ๐ต๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐๐ ๐ฑ๐ต๐ถ๐๐บ๐ฎ ๐ฒ, ๐๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฎ๐ ๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ป ๐ ๐๐พ๐๐๐พ๐ผ ๐ถ๐๐ธ๐ฎ ๐ต๐ผ๐ฟ๐ธ๐ฒ๐ฒ๐ป๐ฎ๐๐ฎ ๐น๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐พ๐ผ๐ณ ๐ฒ๐ฒ ๐น๐ฎ๐บ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฎ๐ต, ๐๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฎ๐ ๐ฑ๐ต๐ถ๐ถ๐ฟ๐ฟ๐ถ-๐ด๐ฒ๐น๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ป ๐๐ฎ๐ ๐๐ฎ๐น๐ฏ๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐ณ๐๐ฑ๐๐ฑ๐ฎ๐๐ป ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ฎ ๐ธ๐ฎ๐น๐ฎ ๐๐ฎ๐ด๐ด๐ฎ ๐พ๐ผ๐๐๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ธ๐ฎ๐น๐ถ ๐ป๐ผ๐ผ๐น๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ต๐ถ๐๐ฎ๐ต๐ฎ, ๐๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฎ๐ ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ป ๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฏ-๐ป๐ผ๐น๐ผ๐น๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐๐ผ ๐ถ๐ป ๐ถ๐น๐บ๐ผ ๐น๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐น๐ผ ๐ฐ๐๐น๐ฎ๐๐ ๐ธ๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ถ๐ด๐ฎ๐๐ฎ, ๐ฑ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ป๐ฎ ๐๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฎ๐ ๐ธ๐ฒ๐ฒ๐ป๐ฒ๐ฒ๐ป ๐ณ๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐บ๐ผ๐ผ๐๐ถ๐ป ๐น๐ผ๐ผ๐ด๐ฎ ๐ต๐ผ๐ฟ๐๐ฒ๐ด๐ฎ๐๐ผ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐น๐บ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ, ๐๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฎ๐ ๐พ๐ถ๐ถ๐บ๐ผ ๐ ๐๐ฒ๐ฒ๐น๐ฒ๐ฒ๐ป ๐ธ๐ฎ๐น๐ถ ๐ป๐ผ๐ผ๐น๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ต๐ถ๐๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฎ๐น๐ผ ๐ธ๐ ๐ฏ๐ถ๐ ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ป, ๐ฑ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ป๐ฎ ๐๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฎ๐ ๐พ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฏ ๐ฏ๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ-๐ฑ๐ฎ๐บ๐ถ๐ถ๐ฟ ๐ฎ๐ต ๐ธ๐ฎ ๐ฑ๐ต๐ถ๐ด๐๐ฒ๐ฒ๐ป ๐ฐ๐ฎ๐ฟ๐ฟ๐๐๐ฟ๐๐ถ๐ถ ๐ฏ๐ฎ๐๐น๐ฎ๐ต๐ฑ๐ฎ ๐ฎ๐ต๐ฎ๐๐ฑ ๐ผ๐ผ ๐พ๐ผ๐๐ ๐น๐ฎ’๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฎ ๐ธ๐ ๐๐ผ๐ผ ๐ฏ๐ฎ๐ฟ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐, ๐ธ๐๐๐ผ ๐ฑ๐ต๐ถ๐น๐น๐ฎ๐๐๐ถ ๐ธ๐ ๐ฑ๐ต๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐, ๐ถ๐๐ผ ๐ธ๐๐๐ผ ๐พ๐ผ๐๐๐ธ๐ผ๐ผ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ธ๐ฎ๐น๐ฎ ๐๐ฎ๐ด๐ฒ๐ฒ๐ป ๐ถ๐ป๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ, ๐๐ด๐ ๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฏ๐ฎ๐๐ป๐ป๐ฎ ๐๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฎ๐ ๐ฑ๐ผ๐ผ๐ฟ๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ป ๐ฑ๐ผ๐ผ๐พ๐ถ๐ถ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฎ๐ ๐ถ๐ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ป ๐ฑ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ถ๐ถ ๐น๐ฎ๐ฏ๐ฎ ๐ถ๐๐ธ๐ ๐ท๐ถ๐ป๐๐ถ ๐ฎ๐ต, ๐ป๐ถ๐ป ๐ถ๐๐ผ ๐ป๐ถ๐ป, ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด ๐ถ๐๐ผ ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด, ๐ผ๐ผ ๐ถ๐ป๐๐ฎ๐ ๐ธ๐ฎ๐น๐ฎ ๐๐ถ๐ถ ๐ด๐๐ฑ๐ฏ๐ฒ๐ฒ๐ป ๐ฏ๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป๐ถ๐ต๐ถ๐ถ ๐ถ๐๐ผ ๐ ๐ฎ๐๐ฎ๐๐ฎ๐ฎ๐ป๐ป๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ถ ๐ถ๐๐ธ๐ ๐ฑ๐ฎ๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐ป, ๐ป๐ถ๐ป ๐ฑ๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฒ๐ฟ ๐น๐ฎ ๐ป๐ผ๐ผ๐น, ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด ๐ฑ๐ฎ๐ฎ๐ป๐๐ฒ๐ฒ๐ฟ ๐น๐ฎ ๐ป๐ผ๐ผ๐น! … ๐๐๐บ.
Qabiilkeenna soomalidu; iyaga oo aan lahayn dowlad ayay muddo dheer soo ahaayeen bulsho awood leh, sababta ay bulsho dhisan u ahaayeen waxaa ugu weynayd in ay lahaayeen qoysas dhisan oo qoys walbaahi uu bulshada ku soo biiriyo qof zamanka uu noolyahay iyo bulshada uu markaa ku dhex noolyahay micna ka dhex leh oo kaalin qofnimo la dhex jooga. Maanta waxaa muuqata in qoyska soomaliyeed loo wado meeshii ay reer-galbeedku qoysaskoodii kaga soo hareen, taasina waxa ay halis gelinaysaa jiritaanka bulshada soomaaliyeed oo aan lahayn difaac kale marka laga reebo awooddooda bulshannimo. … Reer-galbeedku waxa ay leeyihiin dowlado dhisan, sidaa aawadeed markii ay waayeen qoys ilamaha sheegta; ilmihii waxaa sheegatay dowladda, abtirsigii dhiigga raaci jiray ee la oran jiray; Ina-hebel hebel; waxaa loo bedelay lambarka aqoonsiga muwaadinka (Identification card). Tolow soomaliya marka qoys la waayo; kolley dhalmo dhaafi mayaan oo dhillaysi baa lagu dhali doonaa carruurta e; yaa sheegan doona ilmaha baylahda ah? Illeen waa tanoo dowlad dad sheegan kartana ma hayno e.
Waxaa Qoray: Dr.Calawi.