Kacdoon Wadayaasha Oo Ku Dhawaaqay Inay Gudaha u Galeen Xaafadaha Magaalada Xamah ee Dalka Suuriya.

23
0

Kooxaha hubaysan ee kacdoon wadayaasha Suuriya ayaa sheegay inay gudaha u galeen magaalada Xamah.

Mucaaradka hubaysan ayaa u muuqda kuwo ku gacan sareeya dagaalka ka socda dalka Suuriya.

Magaalada Xamaah oo ah magaalo istiraatiiji ah ayaa lagu tiriyaa inay tahay magaalada Afaar ee ugu magaalooyinka dalka Suuriya.

Khuburada dhanka dagaalka ayaa sheegaya in hadii mucaaradka hubaysan ay la wareegaan magaalada Xamaah ay ka dhigan tahay in dagaalk uu waqti kooban ku gaari doono magaalada Xumus iyo caasimadda Dimishiq.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here