War Cusub: Kacdoon Wadayaasha Suuriya oo Kumanaan Muslimiin ah ka Soo Furtay Xabsiga Dhexe ee Magaalada Xamah + Sawiro.

29
0

Kooxaha kacdoon wadayaasha Suuriya ayaa si buuxda u furtay xabsiga dhexe ee magaalada Xamah.

Tirada muslimiinta laga soo furtay xabsiga dhexe ee Xamah ayaa lagu qiyaasay in ka badan 3000 oo qof.

Xabsiga dhexe ee Xamah ayaa kaalinta labaad ooga jira xabsiyada lagu ciqaabo muslimiinta reer Suuriya, waxaana kaalinta koowaad ku jira xabsiga dhexe ee caasimadda Suuriya ee Dimishiq.

Hoos ka daawo sawirada:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here