Mu’asasada Az-Zallaqa Ayaa Faafisay Sawirada Mid Ka Mid ah Xerooyinka Tababarada Alqaacida Ee Dalka Mali.

56
0

Mu’asasada Az-Zallaqa oo ah garabka warbaaihineed ee jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ee taabacsan urur waynaha Alqaacida ayaa faafisay sawirada mid ka mid ah xerooyinka tababarada jamaacada ay ku leedahay dalka Mali.

Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ayaa ka maamusha dalka Mali dhul baaxad leh, waxayna dagaal adag kula jiraan dowlada Mali ay tageerto dowlada Ruushka.

Xerada tababarka ayee kooxdu ugu magac dartay xerada tababarka ee Saaxabigii waynaa ee Sacad bin Waqqaas Allaha ka raali noqdee.

Hoos ka daawo sawirada:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here