Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay habeenkii xalay weerar ku qaadeen, saldhigga ciidamada shisheeye ee Uganda ku leeyihiin degmada Qoryooleey ee gobolkaas.
Gobolka Baay:
Millateriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay xalay weeraro ku qaadeen, saldhigyada askarta maamulka Koonfur-Galbeed ay ku kala leeyihiin xaafadda Bukhriyay ee magaalada Baydhabo, iyo degaanka Awdiinle ee hoos taga magaalada Baydhabo.