War Cusub: Ciidamada Xabashida Itoobiya oo Loo Ogolaaday Inay Dalka Soomaaliya Sii Joogaan Sanadka Cusub.

29
0

Ciidamada Xabashida Itoobiya ayaa loo ogolaaday in ay kamid noqdaan isbahaysiga ciidamada Afrikaanta ah ee dalka Soomaaliya ka howlgali doona  25 Janaayo 2025.

Xabashida ayaa ah dowlad uu dagaal soo jireen ah kala dhexeeyo dalka Soomaaliya sidoo kale haysta qaybo ka mid ah dhulka Soomaaliyeed.

Arintaan ayaa sidoo kale imaanaysa waqti xasaasi oo ay Itoobiya rabto inay qabsato qaybo ka mid ah Xeebaha dalka Soomaaliya.

Dhanka kale xukuumadda MD Xasan Gurguurte ayaa ammaantay ciidanka Xabashida Itoobiya waxayna ku tilmaamtay kuwa naftooda u huray Soomaaliya.

Aqoonyahanada ka faalooda dhanka siyaasadda iyo ciidamada ayaa arintaan ku tilmaamay inay tahay taariikh madoow oo u diiwaan gashay MD Xasan Sheekh iyi xukumadiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here