Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo habeekii xalay howlgalo ka fuliyay gobolada Shabeelada hoose iyo Baay.
Shabeelada hoose:
Millitariga xarakada Alshabaab waxay habeenkii xalay dagaallo ku mireen, saldhiyada askarta shisheeye ee Ugnada ku leeyihiin, magaalooyinka Qoryooleey iyo Buulo-mareer oo katirsan gobolka Sh/Hoose.
Baay:
Millateriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay sido kale xalay weeraro ku qaadeen, xeryaha askarta Dowladda Fedaraalka ku leeyihiin degaanka Goof Gaduud Buureey ee hoostaga Baydhabo iyo xaafadda Towfiiq ee katirsan magaalada Qudheeda.