Murtazaqada Xisaamul Amni oo Lagu Weeraray Gobolka Abyan ee Yeman.

41
0

Ciidamada Alqaacidada dalka Yeman ayaa fuliyay howlgalo milliteri oo loo adeegsaday qarax miino iyo diyaarad nuuca aan duuliya leheen.

Milliteriga Alqaacida ayaa gaari ay wateen calooshood u shaqeystayaal Imaaraatka Carabta la beegsaday miino nuuca la hago ah.

Weerarka ayaa ka dhacay gobolka Abyan gaar ahaan mandiqadda Mudiyah.

Waxaana wararku ay sheegayaan in la dhaawacay mid kamid ah sarakiisha hagta diyaaradaha aan duuliyaha leheen ee kamidka ah calooshood u shaqeystayaasha, waxaana lala dhaawacay askar kale. 

Sidoo kale, ciidamada Alqaacidada dalka Yeman ayaa duqeyn loo adeegsaday diyaarado Drones ah la beegsaday goob ay ku sugnaayeen calooshood u shaqeystayaal Imaaraatka Carabta ka tirsan oo ku yaalla magaalada Al-Xamimah, waxaana la xaqiijiyay in khasaaro la gaarsiyay maleeshiyaadka la beegsaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here