Guddoomiye Ku-xigeenkii 2aad Ee Maamulka Degmada Baladxaawo Oo Geeriyooday.

40
0

Wararka ka imanaya koonfurta Soomaaliya gaar ahaan degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in uu geeriyooday guddoomiye ku-xigeenkii 2aad ee maamulka degmada Baladxaawo.

Sarkaalka geeriyooday ayaa lagu magacaaba Cabdullaahi Cabdi Aadan oo dhawaan ku dhaawacmay qarax ay fuliyeen xarakada mujahidiinta Alshabaab.

Qaraxa ayaa ka dhacay gudaha degmadaasi waxa uu geestay khasaare xooggan oo soo gaaray sarakiisha iyo askarta la beegsaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here