Sarkaal Katirsan Macawisleeyda Oo Lagu Dilay Magaalada Masagawaay.

43
0

Guutada qaraxyada ee katirsan ciidamada xarakada Alshabaab oo qarax xooggan ka fuliyay gobolka Galgaduud.

Qaraxa ayaa lagu dilay sarkaal lagu magacaabo Cabdi Daahir Cusmaan oo kamid ahaa sarakiisha maleeshiyaadka Macawisleeyda.

Qaraxa ayaa ka dhacay gudaha deegaanka Masagawaay ee gobolka Galgaduud.

Maleeshiyada macawiisleeyda ayaa wajahaaya weeraro lagu dhiig bixiyay oo kaga imaana dhanka xarakada Alshabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here