Ciidanka Xabashida Itoobiya oo Magaalada Beydhabo Lagu Qarxiyay.

37
0

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka howlgala gobolka Baay oo howlgal ka fuliyay gobolkaas.

Guutada qaraxyada ee xarakada Alshabaab ayaa maanta weerar qarax ah ka fuliyay gudaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Beydhabo oo ay saldhig ku leeyihiin ciidanka Xabashida Itoobiya.

Qaraxa ayaa lala beegsaday ciidamo katirsan Xabashida oo ilaalo ka hayay garoonka, waxaana lasoo warinayaa inuu khasaare gaaray ciidankaas.

Ciidamada shisheeye ee xabashida ayaa wajahaaya weeraro culus oo kaga imaanaya xarakada Alshaabaab tan iyo markii ay gudaha u soo galeen dalka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here