Wararka inaga soo gaaraya gobalka Shabeelada Dhexe ayaa sheegaya, in ciidamo aad u qalabaysan oo katirsan malatariga Xarakada Mujaahidiin Al-Shabaab ay cagta mariyeen Saddax saldhig oo ay ku sugnaayeen ciidamada dawladda Fadaraalka.
Ilo xog ogaal ah ayaa sheegay, in ciidamada Al-Alshabaab ay gabi ahaanba la wareegeen saddaxda Fariisin. Wixii kasoo kordha dib ayaan uga soo gudbin doonaa aqristayaasheena Insha Allaah.